Bulshada ku nool Deegaanka Diif Gobolka J/hoose Oo wajahaya xaalad adag

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guud ahaan dalka Soomaaliya waxay wajaheysaa xaalado adag oo sabab u ah fatahaada ka dhashay roobabka deyrta ah ee ka Da’aya kuwaasi oo sababeen in dad badan ay ku barkaceen degaanadooda.

Qatarahaan ayay ahayeen kuwo horey loogu digaayay bulshada ku nool gobolada wabiyada mara sida koonfur galbeed iyo Jubaland.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here