Maamulihii Bangiga Berbera oo Shil Gaari ku geeriyooday

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka gobalka Saaxil iyo ka degmada Berbera ayaa ka hadlay shil baabuur oo uu ku geeriyooday maamulihii laanta Bangiga dhexe ee magalada berbera iyo xubno kale oo la socday.

laanta Bangiga dhexe ee magalada berbera Maxamed Aadan Xaashi iyo xubno kale ee la socday meedkooda iyo askari ka tirsanaa Bangiga oo dhaawac ah ayaa waxaa la soo gaarsiyay Isbitaalka magaalada Berbera.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here