Qoysas ku hanti beeley Fataahada Oo Dalbaday in la Caawiyo.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inkastoo roobabka ka Da’aya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka ay yihiin kuwo sameyn ku yeeshay bulshada haddana waxay yihiin kuwo kala daran oo si aad ah u sameyay kuwaasi oo ah dadka barkacyaasha ah ee ku nool goobaha biyo mareenada ah iyadoo guryahooda buuxiyay biyahaasi.

Dadkaan oo guryahooda ka sameysay geedo, bacooyin iyo dhar lisku xirxiray Ayaan aheyn kuwo gabaad fiican ka heli kara taasi oo sababtay in roobabkii ka da’ay magaalada Baydhabo ay sameyeen agabkooda,dharkii, joodariyaashii ay ku jiifanayeen iyo qaar kamid ah xoolihii ay lahayeen madaama guriyaha badankooda galeen fatahaadka biyaha.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here