Dadkii Saameeyay Fatahaada Oo Baydhabo Loogu Qeybiyay Deeq Raashiin ah.

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad shan boqol oo qoysas ah oo kamid ah dadkii sameyey roobabkii fatahaada ka dhahsahy ee ka Da’ay magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo qeybiyay deeg raashiin ah oo ay ka koobneed noocyadeeda kala duwan taasi oo ka timid dowladda Turkiga.

Guddiga gurmadka fatahaada koonfur galbeed ayaa sheegay in wakiilada ka socday dowladda Turkiga in ay soo arkeen qaar kamid ah shacabka roobabka sameyay iyagoo sheegay in ay aad ugu xun yihiin madaama dad badan manta ay fadhiyaan meelo banaan ah.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here