kulan Lagu dardar galinayay canshuuraha iyo dakhliga Oo Lagu Qabtay Garoowe

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ayaa looga hadlaayey sidii dar dar gelin lahaa kor u qaadista canshuuraha iyo dakhliga ayaa Magaalada Garoowe ku yeeshey Agaasimahaaysha waaxyaha wasaaradda Maaliyada iyo Ciidanka ilaalada wadooyinka inta uu socdey kulanka ayaa laga wada hadlay sida loogu wada shaqeyn karo kor u qaadista Daqliga Canshuuraha Puntland.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here