Mashaariic Laga hirgeliyey Degmada Qardho Oo La Dah-furey.

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiiro ka tirsan dawlada Puntland, Maamulka gobolka Karkaar, kan degmada Qardho ayaa si rasmi ah ula wareegay Haan biyaha kaydisa iyo ceel biyood laga hirgeliyay maxjarka Qardho kaas oo ay fulisay hay’ada Save The Children oo kaashanaysay Bangiga horumarinta Afrika iyo IGAD.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here