Kulanka Wax ka qabashada Wadooyinka Roobka Burburiyay Oo Lagu Qabtay Baydhabo

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankii shanaad ee gudiga qorshaynta dhulka Dowlada KGS, oo labadii biloodba mar la qabto ayaa waxaa looga hadlay Saamaynta Roobabki El Nino iyo daadadkii ku dhuftay degmooyinka wadooyinka gaar ahaan Magaalada Baydhabo iyo sdii wax loogu qaban lahaa dhibaatooyinkii gaarey wadooyinka

Kulanka Gudiga ayaa waxaa ka qeyb galay Xubno ka tirsan Gudiga Fatahaadaha KG iyagoo halkaas ku soo Bandhigey Saameynta Daadadka iyo Roobabka uu ku reebey KG Sidoo kale gudiga wuxuu amray dadka inay ka fogaadaan dooxooyinka biyo mareenada ah.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here