Wasaradda Caafimaadka Soomaliland Oo qalab caafimaad kala wareegtay Hay’adda WHO.

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr-Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa agab Caafimaad oo loogu talo gelay in lagu baadho Xumadda (Dengue Daang Fever) kala wareegay Hay’adda Caafimaadka aduunka ee WHO.

Munaasabadan ay wasaarada caafimaadka soomaliland kula wareegeysay qalabka ayaa ka qeyb galay masuuliyiin ka socotay Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here