Cisbitaal Cusub Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Baydhabo.

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cisbitalka Isha ayaa kamid noqon doona goobaha caafimaad ee sida gaarka loo leeyahay ee Baydhaba ka howgali doono si gaar ah ayuuna uga shaqeyn doono daaweynta Lafaha oo baahideeda aad loogu qabo dalka gaar ahaan Deeganada KG.

Hirgelinta Cisbitaalkan ayaa iska kaashatay Ganasatada Deegaanka si ay Bulshada uga Faa,ideeyaan Adeegyada Caafimaad ee Xaruntan laga heli doono,Munaasabad Xariga jarka ayaa waxaa ka qeyb galay,Wasiiro ka tirsan Dowlada KGS, Xildhibano iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here