Heshiis Nabadeed Oo Laga gaaray Dagaal Beeleed Ka dhacay Degmada Diinsoor.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gogol Nabadeed oo Soctay muddo 13 maalin ah ayaa lagu soo gabagabeeyey Degmada Diinsoor,Ayaa gaba gabadeeda waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Degmada Cusmaan Macalin Cabdi, Odayaasha Dhaqanka, Taliyaasha Ciidamada sida Meliteriga, Booliska, Nabad sugida, Daraawishta Guddoomiyaha Maxkamada Degmada iyo masuuliyiin kale.

Gogoshan nabadeed oo uu hore u daah furey Madaxweynaha KG ayaa waxaa garwaden ka ahaaa guddiga Odayasha Dhaqanka KG oo loo xil saarey in ay Xal ka keenaan shaqaaqooyin dhax taaley Laba Beelo Degmada Diinsoor wada dega

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here