Isbitaalka Guud Degmada Bardaale Oo Saameyn ku yeeshey Daadadka.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tan ilaa iyo maalintii ay bilowdeen roobabka deerta ah ee ka da’aya gobolada koonfur galbeed soomaaliya gaar ahaan degmada Berdaale ee gobolka Baay ayaa waxaa sameyn aad u weyn ku yeeshay shacabkii ku noolaa degmadaasi iyadoona ay jiraan dad badan oo is kaga barkacay xaafadaha qaar ee degmada Berdaale.

Roobabka ka dhashay fatahaadaha ee degmada Berdaale ku dhufteen ayaa sidoo kale waxaa uu sameyay goobihii adeegyada bulshada si gaar ah xaruumihii waxbarashada iyo caafimaadka taasi oo hadda bulshada baahiyo weyn ay u qabaan in ay helaan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here