Fatahaada Wabiga Jubba Oo go’doomiyay Deegaano ka tirsan Jubbaland.

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka golaha Wasiirada Dowladda Jubbaland oo si weyn looga hadlay saameynta ay geysteen fatahaadaha iyo daadadka ka dhashay Roobka dayrta oo ka da’aya guud ahaan deegaanada Jubbaland.

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland oo ka hadlay saameynta xooggan ee ka dhalatay daadadka iyo fatahaadaha ayaa sheegay in degmooyinka Luuq, Baardheere, Doolow, Buurdhuubo, Jamaame, Dhoobley iyo Ceelwaaq ay galeen xaalad aanan wanaagsanayn islamarkaana ay kusoo rogmadeen daadad xoogan oo qaarkood dad ku dhinteen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here