Kulan Looga hadlaayay Saameynta Roobka Oo Lagu Qabtay Muqdisho

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kusimaha Duqa Magaalada Muqdisho Ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlayay saameynta uu gestay roobkii saacadihii la soo dhaafay ka da’ay Muqdisho.

Guddiga ka hortaga fatahada ka dhashta roobabka oo shirk u yeeshay xarunta gobolka oo shir gudoominaayay Kusimaha Duqa Magaalada Muqdisho Ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay roobabka ka da’ay gobolka Banaadir kaasi oo sameyay degmooyingaar ah.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here