Hilibka Lagu iibiyo Kawaanka Baydhabo Oo Yaraaday.

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hilibka xoolaha kala duwan waxay kamid yihiin waxyaaba sida maalin laha ah ee loo isticmaalo si gaar ah xilibka geelka waa midka ugu muhiimsan ee dadka maalintaasi isticmaala iyadoo taasi ay jirto ayaa bishaan iyo bishii la soo dhaafay ee October suuqyada xoolaha ee magaalada Baydhabo waxaa ku yaraaday keenista xoolaha gaar ahaan geela taasi oo loo sababaynaayo geela oo loo dhoofinaayo gobolada kale ee dalka iyo hadda oo wadooyinkii kala xiray roobabka deerta ah.

Bishaan dhaxdeeda inta ay bilowdeen roobabka ayaa waxaa si aad ah u qaaliyoway hilibka geela iyadoona todobaadkaan maalmo kamid ah hilibka geela laga waayay magaalada Baydhabo taasi oo loo sababaynaayo roobabka iyo geelkii oo qiimihiisa loo dhawaan waayay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here