Warbixin ku saabsan Saameynta Cudurada ku dhaca Dhegaha Afka iyo Sanka.

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhaqtar Xuseen Xaajiyow waxaa uu kamid yahay dhaqatiirta ka shaqeeya mid kamid ah isbitaalada ku yaala magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay, waxaana uu kamid yahay dhaqatiirta daaweya cudurada ku dhaca dhegaha, Dhaqtar Xuseen oo marti ku ahaa barnaamijka caafimaadka ee Arlaadi raadiyow ayaa waxaa uu ka warbixiyay cudurada ku dhaca dhegaha iyo wax yaabaha sababa iyadoon loo kala sareynin hadba da’da uu jir qof ka dhaca cudurka.

Sidoo kale Dhaqtar Xuseen Xaajiyow ayaa waxaa uu sheegay in dhegaha ay ku dhacaan cuduro badan taasi oo keenta mar xaaladda uu markaasi qofka uu ku jir sida carruurta oo kale markay ku dhacdo cudurka jadeecada waxay la kulmi karaan dhaga xanuun.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here