Dhalinyaro la baray xirfado kala duwan oo munaasabad loogu qabtay Burco.

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Burco ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalinjibinayeen in ka badan 20 arday oo bartay xirfaddaha farsamada gacanta kuwaasi oo la barayay xirfada dhartolista, ka ganacsiga hilibka iyo xirfada makaanikada oo ah sameynta baabuurta Waxaana inta uu socda tababarka Fulinayay Hay’adda Aadam Academy oo kaa shaaneysa Hay’adda USADF.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here