Magaalada Marka Oo Laga Daahfuray Qaadashada Sabarlooga Cusub KG.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa degmada Marko waxay ka furtay qaadashada sabarloogooyinka lahaanshiyaha dhulalka si meesha looga saaro is qabqabsiga dhulaalka taasi oo dhibaato badan ku dhax abuurtay bulshada iyadoona tani ay tahay mid cuusub.

Munaasabadda dahfurka waxaa goobjoog ahaa qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada, odiyaasha, maamulka degmada Marko iyo maamulka gobolka Sh/hoose.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here