Kitaabo Qur’aanka kariimka ah Oo Loogu deeqay Ardeyda Dugsiyada Baraawe.

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo dhiirigeliyo Carruurta wax ka barta Dugsiyada quraanka Kariimka oo ku yaalo magaalada Baraawe. ayaa la gaarsiiyay deeq Kitaabo Qur’aan ah oo ka timid Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta koonfur Galbeed ayaa waxaa ku wareejay macalimiinta wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta koonfur Galbeed Nuur siidow baaba caruurtan oo baahiyo kala duwan u qabo kitaabada waxa lagu barto sii kor looga qaado tayada waxabarsho.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here