Dad danyar ah Oo indha Fiiqis Bilaash Loogu Sameeyey Isbitaalka Degmada Galdogob

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalka Guud Ee Degmada Goldogob oo bixiyaa Adeegyada kala duwan Ee Caafimaadka ayaa 100 qof qaliin indha fiiqis u sameeyey dadkaas oo ah kuwa danyar ah kadib markii Isbitaalka dib u habeen balaaran lagu sameeyey.

Dadka indha fiiqista ka faa’ideystey ayaa waxay isugu jiraan Carruur ,waayeel iyo Haween iskaga kala yimid Degaanada Gobolka Mudug.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here