Tababar lagaga hadlaayo Gudniinka Haweenka oo Lagu Qabtay Hargeysa

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan Aqoon is weydaarsiga ah oo mudo laba maalmood socon doona ayaa lagaga hadli doonaa Arrimo la xariira gudiinka Haweenka, guurka iyo dhaqanka, waxaana soo qaban qaabisay Wasaarada Shaqo-gelinta, Arimaha Bulshada iyo Qoyska soomaaliland iyadoona ay ka qeyb galeen qaar ka mid ah Culimada iyo qeybaha kala duwan ee Ururada bulshda Ee Maagalada Hargeysa.

Iskuduwaha Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arimaha Bulshada iyo Qoyska JS Farxaan Maxamed xasan ayaa ugu horeyn faafaahiyay ujeedada kulanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here