Shaxda Ay Arsenal Kaga Hor Tagi Karto West Ham

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kooxda Arsenal ayaa marti u noqonaysa kooxda West Ham kulan ka tirsan tartanka Carabao cup-ka ama EFL-ka.

Arsenal ayaa doonaysa in ay sii wadato guulaha xidhiidhka ah ee tartamada oo dhan marka ay la ciyaarayso West Ham.

Mikel Arteta ayaa la filayaa in uu is badal ku sameeyo shaxdiisa isaga oo fursad siin doona xiddigaha aan joogtada ugu ciyaarin kooxda 1-aad.

Goolhaye Ramsdale ayaa la filayaa in uu ku bilowdo kulanka kadib markii uu ka baxay qorshaha tababaraha ee kulamada premier League iyo champions League.

Halkan Kaga Bogo shaxda uu Arteta ku soo gali karo kulanka:

Ramsdale; White, Tomiyasu, Gabriel, Kiwior; Vieira, Jorginho, Havertz; Nelson, Nketiah, Trossard

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here