Maamulka Degmada Diinsoor Oo Qorsheynaya Horumarinta Waxbarashada Degmada.

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si Maamulka Degmada Diinsoor u ogaado Xaalada Waxbarasho iskuulada ayaa waxa Kormeer ku tagey Guddoomiyaha Degmada Diinsoor iyo kuxigeenkiisa Iskuulka Hoose Dhexe Ee Waaberi oo ay dhigtaan Ardey fara badan iskuulka ayaa ka jirta dufuuf kala duwan maadama ay adagtahay in adeegyada loo baahan yahay si fudud lagu geeyo.

Maamulaha Dugsiga Hoose dhaxe ee Waaberi ee Degmada Diinsoor ayaa warbixin siiyey Maamulka Degmada isagoo ka sheekeeyey duruufaha ay Ardeyda wax ku barayaan isagoo xusey in loo baahan yahay in la garab istaago waxbarashada Diinsoor.

Warkung Waliba Nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here