Wadooyinka Magaalada Baydhabo oo Burbur Soo Gaaray.

0
176

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Roobabka Deyrta ee ka da,aya Gobolada dalka ayaa geystey qasaara kala duwan,Magaalada Baydhabo waxay kamid ahayd Magaalooyinka sida aadka ah uga da,ay roobka kaas oo watey daadad sababay in laga barakoco xaafadaha qaar islmarkaana burburiyey wadooyinkii halbowlaha u ahaa Nolosha dadka iyo Ganacsiga

Wadada weyn ee isku xirta Xaafadaha daarusalaam iyo Towfiiq ee Magaalada Baydhabo ayaa gebi ahaanba go,dey waxaana atkaatey in dadka iyo gaadiidka ay maraan dadka degan xaafadahaas ayaaa dublrba dareemaya saameynta go,itaanka wadadaas.

Warkung Waliba Nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here