Xaafadaha qaar Magaalada Baydhabo Oo Looga Barakacay Saameynta Roobka.

0
232

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)24kii saac Ee La soo dhaafey waxaa Magaalada Baydhabo ka da,ay Roobab Xoog leh kaas oo geystey Khasaara kala duwan, waxaa laga Barakacay Xaafada badan oo biyo Buux dhaafiyeen Kadib markii ay daadad ku soo rogmadeen waxa sidoo kale roobku Burburiyay guriyo badan.

Horey ayaa waxa loo soo saarey Digniino ku aadan in Roobabka ay wataan halis badan taasi oo inta badan bulshada aysan heysanin baraarug badan taas oo keentey in maanta uu bato Khasaaraha Roobku geysanayo.

Warkung Waliba Nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here