Mashruuc lagu dhisayo Waddooyinka Degmada Baardheere Oo la Dah-furey

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa laga dahfuray mashruuc ku saabsan dhismooyinka wadooyinka oo ay waday hay’ad ka shaqeysa degmada taasi oo ah ku dhiso degaankaaga $5 Dollar, waxaana ka soo qeyb galay bulshada ku nool degmada Baardheere, odiyaasha dhaqanka, ganacsato iyo hay’adaha ka shaqeeya degmada.

Xubnihii ka hadlay kulanka ayaa bogaadiyay kulanka iyo sidii wax looga qaban lahaa wadooyinka bur-bursan , iyagoona balan qaadan in ay wax ka qaban donaan mashruucaan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here