Olole kor loogu qaadayo Bilicda iyo Nadaafada Oo ka Bilowdey Magaalada Dhuusamreeb

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololahan oo kor loogu qaadayo Bilicda Xaafadaha Magaalada Dhuusamareeb islamarkaana wax loogu qabanaayo Nadaafad daradii ka dhalatay Roobabkii dhawaan ka da,ay Magaaladaasi ,waxaana soo qaban qaabisey Wasaarada Bey’adda iyo Isbedelka Cimilada Galmudug ,Bulshada ka qeyb galeysa Ololaha ayaa horey loo siiyey Tababr sida loogu hortago halista Caafimaad daro meelaha wasaqa ah

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here