Dhismo Cusub Lagu kordhin doono isbitaalka Dhimirka Dhaqtar Xabeeb Oo la dhagax dhigay.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cisbitaalka Dhimirka Dr Xabeeb ee Magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan bukaano ka xanuunsan dhimirka ayaa booqasho ku tagay Gudoomiyaha Golaha badbaado bulsho iyo Gudoomiye ku xigeenka ururka midowga diyaaradaha iyagoona si wada jir ah u dhagax dhigay dhismiyaal cusub iyo goobo dayactir lagu sameynayo oo ku yaala cisbitaalka.

Maamulaha guud ee cisbitaalka dhirmirka Dr Abdirahman Cali Cawaale Dr Xabeeb ayaa ugu horeyn ka mahadceliyay sida ay u soo garab istaageen midowga diyaaradaha dalka iyo hogaanka ururka golaha badbaado bulsho.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here