Bulshada Baydhabo Oo Loogu baaqey ilaalinta Nadaafada Goobaha Biyo Fariisanka ah.

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Marka la gaaro xili roobaadka waxaa inta badan goobaha ay biyaha fariistaan ka dhasha cuduro fara badan, kuwaasi oo saameyn kala duwan ku yeesha guud ahaan Bulshada gaar dadka danta yarta ee ku jira kaamamka ku yaala duleedka Magaalada.

Marka laga hadlaayo Degmada Baydhabo waxaa ku sugan Barakacayaal aad u fara badan kuwaasi oo ayaga iyo caruurtooda ay Daruufo kala duwan ku haysata xerooyinka maadama ay degaanadooda uga soo barakacaeen abaaro is daba joog ah iyo dhibaatooyin kale waxayna ay yihin kuwa uga nugul ee saamenta Cudrada faafa.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here