Eragada Soo Dooraneysa Xubnaha Golaha Deegaanka Jowhar Oo la siiyey Tababar.

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasarada Arimaha Gudaha ee Gowlada Goboleedka Hirshabelle ayaa Tababar u Furtey Ergooyinka soo Dooranaaya Xubahana Golaha Deegaanka ee Magaalada Jowhar oo dhowaan lagu wado in doorashooda ka dhacdo Magaalada.

Wasiirka Wasarada Arimaha Gudaha ee Dowlada Goboleedka Hirshabelle Abdiraxmaan Duure oo Furey Tababarka waxaa uu ka soo qeyb galayaasha u jeediyey muhiimada laga leeyahay in ay qataan tababarkaan

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here