Mohamed Salah Oo Badalay Kala Saraynta Goolasha Ee Liverpool.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kadib labadiii gool ee uu dhaliyay kulankii Everton Salah ayaa badalay kala saraynta goolasha ee Liverpool.

Labadii gool ee uu ka dhaliyay Everton ayaa la Macno in uu dhaafay Xiddigaha Sir Kenny Dalglish iyo Steven Gerrard Kala saraynta goolasha Liverpool.

Halyeeyda Liverpool ee Dalglish iyo Gerrard ayaa dhaliyay 104 gool oo ay u dhaliyeen intii ay joogeen kooxda Liverpool.

Hadaba Halkan Kaga bogo liiska xiddigaha ugu goolasha badan Liverpool:

1-Ian Rush: 185 Gool

2-Roger Hunt: 173

3-Gordon Hodgson: 159

4-Billy Liddell: 137

5-Robbie Fowler: 117

6-Mohamed Salah: 105

7-Dalglish: 104

8-Gerrard: 104

9-Harry Chambers:97

10-Dick Forshaw: 70

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here