Dhalinyarada Baydhabo Oo Loo tababarayo Xirfada ay ku shaqeystaan.

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa qaar kamid ah dhalinyarada magaalada Baydhabo u dahfurtay farbarashada iyo Computer-ka.

Dhalinyarada ayaa waxaa laga soo kala xulay dhalinyarada degmada Baydhabo, kuwa baahiyaha gaarka ah qaba iyo qaar kamid ah ku nool barkacyaasha ayaa fursaddaan ka faa’ideysan doonaan mudada uu tababarka uu socdo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here