Dhibaatada Biyo yari Ka Jirta Xudur Oo la qorsheynayo in wax laga qabto.

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Xudur ayaa in muda ah waxaa ka jirtey Biyo yari maadama ay magaaladu kaliya leedahay hal ceel oo isna aan ku filneyn dadkuna inta badan biyaha ka soo dhaansadaan war ku taala banaanka Magaalada waxayna taasi caqabad ku tahay kumanaan kun dad ah oo halkaas ku nool.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha KG Iiman Cali Abdi Oo safar shaqa ku jooga Degmada Xudur Ayaa Kormeerey Ceel-Biyoodyada Wasaaradu ka hirgelisay Degmada si loo daboolo baahida biyo ee ka jirta Xudur.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here