Dugsiyada lagu baranayo Xirfadaha Farsamada Gacanta oo ku soo badanaya Baydhabo.

0
132

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsiga Waxbarashada Yacquub Yuusuf Al-xamadi Ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa wax ka barata Ardey fara badan,iskuulka ayaa waxaa lagu bartaa maadooyinka laga dhigo iskuulada kale,balse waxaa u sii dheer in lagu barto Xirfadaha Farsamada gacanta sida Xarqaan Tolista faryaammada Fuundiga Cilaan saarka iyo kuwa kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here