Dad ku geeriyoodey Roobkii xaley ka da,ay Magaalada Beydhabo

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Labadii todobad ee la soo dhaafey waxaa Dalka ka da.ayey Roobab xoogan oo lagu wada diirsadey hadana uu watey Saameyn kala duwan kaas oo aha mid ay horey uga digtey Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee ah in Roobabku wataan daadad xoog badan dadkana ka fogaadaan bilaha Boholaha iyo togag leh.

Magaalada Baydhabo iyo Deeganada Hoos yimaada Waxay kamid yihiin meelaha uu sida aadka uga da,ay roobka kaas oo geystey qasaara isugu jira dhimisha iyo dhaawac Burburka guriyo badan maadama roobku watey daadad xoog badan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here