Tababar Ku Saabsan Sinaanta Goobaha Shaqada Warbaahinta Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan labada maalin soconaya ayaa lagu baranayaa sidii loo ilaalin lahaa sinaanta Goobaha Shaqada Ragga iyo Dumarka iyo sidii Warbaahinta fursad u siin lahaayeen Haweenka marka idaacadaha ay sameynayaan warbixinada iyo Barnaamijyada waxaana ka faaideysanaya inkabadan Sodon Wariye oo ka howlgala Idaaadaha Baydhabo.

Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Gabdhaha Soomaaliya Farxiyo Maxamed Kheyre ayaa waxaa ay ka hadashay Tababarkan inta uu socdo waxa ay uga tala galeen in Saxafiyiinta labaro iyo Muhiimada ay leedahay in kor loo soo qaado Doorka Haweenka ay Bulshada ku dhax leeyihiin.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here