Culimada Masjidka Daarul Qur’aan oo dad Soomaaliyeed oo muxsiniin ah kala wareegay Kutubbo Qur’aan.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sheekh Maxamuud Aw-cabdulle Cariif oo dhawaan bulshada soomaaliyeed la wadaayay in ay ka faa’ideystaan fursaddaan oo ah mashajidka gacanta ku haayo daarul Qur’aan in loo xurmeeyo Kutubada Qur’aanka Khariimka iyadoona markiiba ka soo jawaabay dad muxsiniin ah oo kala jooga dalka iyo dibadda.

Masjidka Daarul Qur’aan ayaa la gaarsiyay 4900 Kutubo, Sheekh Maxamuud Aw-cabdulle Cariif ayaa ka mahadceliyay doorka dadkaan muxsiniinta ah asigoona sheegay in walaalaha kale fursaddaan jeceyl weli ay u furan tahay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here