Beeraleyda Oo Caqabad ku noqotay Cuntooyinka Dibadda laga keeno.

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Beeruhu waxay ka mid yihiin ilaha dhaqaale ee bulshda soomaaliyeed ay ku tiirsan yihiin marka laga soot ago xoolaha, waxaana qoysaska soomaaliyeed ay yihiin kuwa ahmiyad weyn siiya wax beerashada.

Beeraleyda Gobalka Baay oo wax soo saarkooda ugu badan ahaa dalaqyada dalka ayaa sanadooyinkan dambe waxaa yaraaday wax soo saarkooda iyadoona beeraley badan ay iska joojiyeen tacbashada beeraha markii ay la kulmeen caqabadooyin badan oo ay ugu horeeyaan barakicin, abaaro iyo suuq yari ka heysta ka iibsashada dalaqyadii ay beereen, waxaana dadka ay u badan yihiin iibsashada cuntooyinka laga keenay dibadda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here