Ganacsatada Kawaanka Hilibka Baydhabo Oo ka Cabanaya Suuq Yari soo wajahdey.

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuqa Kawaanka Hilibka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka shaqeysata dhalinyara badan oo Fursado shaqa ka heley ka dib markii ay waayeen shaqa kale inkastoo ay la kulmaan Caqabado kala duwan.

Tan iyo markii ay Bilowdeen Roobabka Deyrta waxaa kor u kacay qiimaha Xoolaha maadama wadooyin ay kuwa dhiiqa ah ayna adagtahay in xoolaha si fudud lagu keeno,taasi ayaan keentey in dhalinyarada ku xamaalata suuqa Hilika ay so food saarto suuq xumo oo saameysey Qoysaskooda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here