Xarun lagu xanaaneeyo Digaagga oo Laga Hirgeliyey Magaalada Kismaayo.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Digaagga oo kamid ah duunyada la xanaanaysto waxay leeyihiin faa’iidooyin badan oo ay ka mid yihiin iibsashada cunisto,Digaagga ayaa fursad shaqo u abuurtay qaar kamid ah Haweenka ku nool Magaalada Kismaayo oo helay halbuur gancasi taasi ay ku mareeyn karaan nolosha familkooda.

Gudoomiyaha xaruunta xanaanada digaagga Xaliimo Cali Maxamed ayaa ka warbixisay ujeedka loo aas-aasay xaruuntan xanaanada digaagga iyo marxaladii ay soo martay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here