Gudiga Gurmadka suuqa Wajaale Ee Gubtay Oo ugu baaqay Bulshada in laga qeyb qaato dib u dhiskiisa.

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuqa Wajaale oo kamid ahaa suuqayada ugu weyn Soomaliland oo dhawaan dab qabsaday ayaa ku hanti beelay dhamaan gancasatadii halkasi hantida u taalay, si loogu gurmado dadkii ku hanta beelay iyo sidii suuqa markale dib loo dhisi lahaa ayaa loo sameeyey Gudidda Gurmadka suuqa Wajaale.

Gudidda Gurmadka suuqii wajaale ee Gubtay ayaa baaq u dirtay Bulshada Soomaliyeed in ay u gurmadaan gancasatada halkaas ku hanti beeshey.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here