Tartan Kubadda Cagta ah loogu talo galay is dhexgalka Bulshada Oo lagu soo gebagabeeyey Jawhar.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ciyaartaan ayaa aheyd mid ah is dhaxgal Bulsho ayaa waxey u dhaxeysey kooxada jaziiro iyo koxooyinka xaafadaha ayaa Magaalada jowhar waxaana ciyaarta ku guuleysatey kooxda buulo jaziiro.

Marka ay ciyaarta soo idlaadey ayaa Gudoomiyaha xirirka kubada Cagta Degmada jowhar Abdulaahi Seyd iyo Gudoomiyaha ururka kubada Cagta ee Maamulka Hirshabeele ayaa waxey ka hadleen muhiimada ay leedahay Ciyaaraha is dhax galka Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here