Deegaanka Camaara Oo La gaarsiiyey qalab Sports Loogu tala galay Dhalinyarada Ciyaartoyda.

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xiriirka kubadda cagta ayaa markii ugu horeysay qalab isboortis ayaa waxey gaarsiyeen dhalinyarada ciyaarta kubadda cagta ee ku nool magaalada Camaara taasi oo ku tuseysa in isboortiska uu yahay is dhaxgalka bulshada.

Kulanka dhalinyarada qalabka isboortiska lagu gudoonsinaayay ayaa waxaa Goobjoog ahaa lataliyaha dhinaca isboortiska dhalinyarada iyo ciyaaraha maamulka Galmudug Cabdifitaax Cabdulaahi iyo mas’uulin kale oo ka tirsan xiriirka ciyaaraha magaalada Camaara.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here