Deegaanka Xaar-Xaar Oo Laga dhagax dhigey dhismaha Xarunta Xanaanada Agoonta

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruntaan ayaa waxaa lagu xanaaneyn doonaa islamarkaana wax lagu barayaa Carruurta Agoonta ah oo qoysaskooda danyarta ah si ay u helaan daryeelkii ay mudnaayeen.

Xarunta ayaa dhismaheeda waxaa iska kaashanaya Bulshada qeybaheeda kala duwan iyagoo garab ka sugaya Dowlada iyo Hey’adaha i Bulshada soomaaliyeed.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here