Xulalka Sida Buuxda Ugu Soo Baxay Tartanka Euro 2024 Oo La Ogaaday.

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxa meel xiiso leh maraya tartanka is reeb-reebka tartanka Euro 2024 iyada oo ay xulalku haatan xaqiiqsanayaan boosaskooda wareega Group-yada.

ilaa haatan xulal ayaa xaqiiqsaday booskooda waxana ay haatan sugayaan kaliya in la gaadho isku aadka wareega Group-yada tartanka.

Xulka Germany ayaa isagu si toos ah ugu soo baxay tartanka maadama uu yahay dalka marti galinaya tartanka xagaaga soo socda.

Xulalka Spain, Scotland iyo Turkey ayaa noqday xulalkii ugu dambeeyay ee u soo baxay tartanka kulamadii ay xalay ciyaareen.

Portugal, France iyo Belguim ayaa iyagu horay ugu soo baxay tartanka todobaadkii hore kadib kulamadii ay badiyeen.

Germany

France

Portugal

Belgium

Spain

Scotland

Turkey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here