Haweenka Degmada Marka Ka Ganacsada Kalluunka Oo loo qaybiyey agab kala duwan.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Koonfur Galbeed ayaa qaar ka mid ah haweenka degmada Marka u qaybisay agab kalluumaysi oo isugu jira Faranjeero, Solaro iyo agabka fudud ee kalluumaysiga.

Haaweenka loo qeybiyey agabka kaluumeyga ayaa ah kuwa leh xifrado u shaqeystaan kaluunka ayigoona sidoo kale bartey xirfada kaulmeysiga kana helaaan qarashaadka ay ku maareyaan reerkooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here