Aqoon isweydaarsi Ku saabsan kor u qaadida Ganacsiga Xoolaha Oo Lagu qabtey Garoowe

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaani oo ahaa mid magalada garoowe loo qabtey ganacsatada ka ganacasata xoolaha iyo iskaashatooyinka hilibka iyo caanaha ayaa waxaa daahfurey agaasimaha guud ee wasaarada xanaanada xoolaha ee maamulka Puntaland,waxaana tababarka fulintiisa iska kaashanaayey hay’adda seve iyo wasarada xananada xoolaha.

Mashruucan oo ahaa u adkeysiga abaaraha iyo Xalka waara ayaa ka socoda 6 degmo oo kala ah garoowe ,qardho ,burtinle degmada qaxarle iyo goldegob oo ay tababariyaashu la tababaraaya ay gaareyaan ku dhowaad 180 qofood kuwaasi oo ku ganacasada xoolaha ayna muhiim u tahay in ay bartaan faa’iidada ganacsigooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here