Barakacayaasha Ku nool Baydhabo Oo Dalbadey Adeeg Caafimaad iyo Biyo Nadiif ah.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Duleedka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku yaala kaamam fara badan oo ay ku nool yihiin kumanaan qoys oo ku kala sugan daruufo kala duwan ayigoo qaarkood ay yihiin wayeeelo iyo kuwa aan haysan garab ay ku tiirsadaan.

Kaamka meadow ee duleedka magalada baydhabo ayaa dadka ku nool waxey u badan yihiin haween iyo caruur waxaana ay shegeen in koomkoodi ay ka jirto baahiyo kala duwan sida cunada ,caafimaadka, waxbarshada, Musqulaha iyo kuwo kale ayidoo lagu guda jira waqti robaadka deyrta.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here