Shirkad ka shaqeyn doonta Dhismaha Guriyaha Oo Laga Hirgeliyay Baraawe.

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkada Balin-baalis oo ah Shirkad ka shaqeyn doonto dhismaha guriyaha ayaa laga dahfuray Magaalada Baraawe ee caasimada dowlad gobaleedka koonfur galbeed isagoona goob joog ka ahaa xarig jarkeeda Gudoomiyaha Degmada Baraawe ahna duqa Magaalada, sidoo kalena ka qeyb galeen xubno ka tirsan golaha deegaanka degmadaasi iyo Masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here