Maamulka Degmada Marka oo Bulshada ugu baaqey taagerida Horumarinta Adegyada Isbitaalka guud

0
45

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay’adaha caafimaad iyo maamulka degmada Marko ee gobolka Sh/hoose ayaa waxay wadaan dadaalo ku aadan sidii wax weyn looga qaban lahaa baahiyaha caafimaad ee ka jira isbitaalka guud ee degmada Marko.

Maamulka degmada Marko iyo midka isbitaalka ayaa sheegay in isbitaalka u baahan yahay daawooyinka kala duwan iyo qeybo kamid ah isbitaalka oo dayactir u baahan yahay iyadoona hay’adaha samafalka ee degmada Marko ay sameyeen lacag aruurin wax looga qabanaayo Isbitaalka degmada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here