Wasiirka wasaaradda ganacsiga Jubbaland Oo kormeer ku tagay shirkadda adeegga Tayo dhowrka Jubbaland.

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubaland Ibraahim Xasan Cabdi ayaa kormeer ku gaaray shirkadda adeegga tayadhoorka, uljeedka kormeerka ayuu ahaa sidii wasiirka u ogaan lahaa qeybaha ay ka kooban tahay shirkadda.

Gudoomiye ku xigeenka shirkadda Tayadhoorka Jubaland Mudane Cumar Cabdi Ibraahim ayaa wasiirka iyo xubnihii la socday ku soo dhaweeyay xarunta shirkadda Tayadhoorka, waxaana uu ka warbixiyay waxyaabaha ay shirkadda qabato.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here